Thursday, July 17, 2025

Xasan Sheekh oo noqoday musharixii 12aad ee isu diiwaangeliya tartanka Doorashada Madaxweynaha [Sawirro]

Madaxweynaha xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta iska xaadiriyay xarunta Villa Baydhaba ee Guddiga Doorashada si uu isu diiwaangeliyo.

Musharax Xasan Sheekh ayaa noqday musharixii 12-aad ee la siiyo shahaadada musharaxnimada xilka madaxweynaha Soomaaliya oo uu doonayo in din loo doorto.

Guddiga Doorashada ayaa si gaara u qaabilay Xasan Sheekh Sheekh iyadoo dhoola-cadeyn badan aya goobta ka dhacday, waxaana la socday xubno fara badan oo  madaxda taageersan ka mida.

Musharixiinta sida rasmiga ah ilaa iyo hadda isu diiwaangeliyay ee u tartami doona xilka Madaxweynaha ayaa gaaray galabta gelinkii danbe 15 musharax oo u badan kuwii hore ugu loolamay doorashadii 2012.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON