Sunday, June 22, 2025

Xasan Sheekh oo Dalka ka dhoofay, kana qeyb galaya Caleemo saarka William Ruto.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Mohamud ayaa caawa ka dhoofay Magaalada Muqdisho, saacado yar kadib markii uu soo xiray shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa waxaa magaalada Nairobi ee Caasimadd dalka Kenya kusoo dhoweeyay xubno uu horkacayo Aaden Barre Ducaale, wuxuuna ka qeyb geli doona xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya William Samoei Ruto oo maanta ka dhaceysa Nairobi.

Waa socdaalkii labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku tago dalka Kenya muddo laba bilood gudahood ah, isagoo hore dalkaasi u booqday bartamihii bishii July 2022, bil kadib markii dib loo doortay.

Ad

Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu aakhirka bishan u dhoofo dalka Mareykanka, halkaas oo uu ka qeyb geli doono shirka Golaha guud ee Qaramada Midoobay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON