Tuesday, June 24, 2025

Xiisad colaadeed oo ka taagan Tukaraq & Ciidamada Somaliland iyo Puntand oo laga cabsi qabo inay….

Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in degaanka Tukaraq oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada ciidamada Somaliland iyo Puntland ay xiisad colaadeed ka aloosan tahay saaka.

Dadka degaanka ayaa ku soo warramaya in ciidamada labada dhinac oo lagu soo kordhiyey gurmad fara badan, isla markaana heysta Boqolaal gadiidka dagaalka iyo kuwa xamuulka ah ay isu jiraan masaafo yar, iyadoo xaaladu kacsan tahay oo laga cabsi laga qabo dagaal mar kale ka dhaca halkaasi.

Dhinaca kale Madaxweynaha Somaliland ayaa ku hanjabay inuu soo xiri doono xuduudka Somaliland, isagoo sheegay in dhulka lagu dagaalamayo uu yahay dhul ay leedahay Somaliland.

Waanwaan ay wadaan beesha caalamka & Wakiilka Q/Midoobay ayaan weli lagu guuuleysan, waxaan lagu wadaa in xubno ka socda Q/Midoobay ay tagaan magaalooyinka Hargeysa iyo Garowe

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON