Friday, July 11, 2025

Xiisad ku saabsan Garoonka Gaalkacyo oo ka dhex taagan Puntland iyo Galmudug [Dhageyso]

Xiisad ka dhalatay dib u dhis maamulka Puntland ku sameynayo garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa ka taagan labada maamul ee Galmudug iyo Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in  Puntland ay ciidamo badan geysay suuqa magaalada Gaalkacyo iyo dhinacyo kale oo ka mid magaalada.

Puntland ayaa burburisay goobo ganacsi oo cooshado ah kuwaasoo ku dhowaa garoonka oo ay ahaayeen dad kasoo jeeda Galmudug, tallaabadaas oo lagu sheegay in lagu balaarinayo garoonka.

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdi Xuseen Maxamed oo ah ayaa sheegay inaysan Galmudug in Puntland heshiis iskeed gasho oo ay dhisto garoon ka dhaxeeya labada maamul ee Puntland iyo Galmudug.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON