Thursday, June 26, 2025

Xil wareejinta Wasiirada xukuumadii Rooble oo muddo 4 maalmood ah loo qabtay (Jadwal)

Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa soo saaray jadwalka xil wareejinta wasiirada xukuumadii hore ee xilgaarsiinta, iyadoo muddo 4 maalmood lagu soo gabagabeyn doono.

Jadwalka Ra’iisal wasaare Xamza ayaa lagu caddeeyay inay xil wareejinta socont doono Berri oo Talaado ah ilaa Sabtida, iyadoo maalin walba 5 ilaa 10 wasiir ay xilka wareejin doonaan, waxaa sidoo kale la magacaabay Guddiga hab maamuuska xilwareejnta.

Wasiirada cusub ee xukuumadda Xamsa ayaa shalay lagu hordhaariyey Golaha shacabka, markii Xildhibaanada Golaha shacabku ay siiyeen codka kalsoonida.

Akhriso Jadwalka xil-wareejinta

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON