Wednesday, June 25, 2025

Xildhibaan C/rashiid Xiddig oo Jago cusub isu caleemo saaray, kuna dhawaaqay Isbaheysi

Wasiiru dowlihii xukuumadii hore ee Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig oo ku guuldarreystay tartankii gudoonka Baarlamaanka ayaa sheegay inuu heysto isbaheysi xildhibaano.

Xildhibaanka ayaa ku dooday intii isaga codka siisay ee gaareysay 99 xildhibaan, ay yihiin kuwo dhisan oo isbedel doon ah, wuxuuna sheegtay inuu xildhibaanadaasi ay doonayaan isbedel wadanka laga sameeyo si loo saxo wixii dhacay.

C/rashiid Xiddig ayaa dhinaca kale sheegay in Baarlamaanka uu ka dhacay  isbedel, taasoo aan la ogeyn waxa uu ula jeeday maadaama dib loo doortay laba ka mida madaxdii hore ee Baarlamaanka Federalka.

Xildhibaankan ayaa isugu yeeray inuu yahay Hogaamiyaha isbedel doonka xildhibaanada, waxaana muuqata inuu isu bedelay kooxaha ka horjeeda soo laabshada madaxweyne Xasn Sheekh, halka uu markii hore ka horjeedan musharxiiinta madaxweynaha ee Beesha Daarood.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON