Tuesday, June 24, 2025

Xildhibaan Daahir Jeesow: “Qaraxii maanta wuxuu ahaa mid lagala shaqeeyay Caddowga Alshabaab, laakiin..”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ka hadlay Qarax uu maanta ka badbaaday, kaasoo loogu Gaarigiisa.

Isagoo saxaafadda la hadlayey ayuu sheegay in qaraxa maanta lala beegsaday ay soo maleegeen Caddowga, sida u yiri, basle gacan lagu siiyey ciddii ka danbeysay, isagoo ku adkeystay inaanu ka hor dhaceynin baaritaanka socda.

“Marar badan ayaan ka badbaaday shirqoollada caddowga Alshabaab, laakiin qarixii maanta gaarigeyga leygu xiray laga yaabee Qorsheynta inuu Caddowga yeesho hase yeeshee waa lagala qeyb qaatay ciddey doontaba ha noqotee oo waa loo fududeeyay..” ayuu yiri Xildhibaan Daahir  Jeesow oo farriin soo dhigay baraha bulshada.

Wuxuu xildhibaanka sheegay inaan lagu cabsi gelin kari qarax, mar waliba u taagan yahay u shaqeynta Qaranka Soomaaliyeed, sida uu yiri.

Waxaan nafteyda u huray qaranka, qarax iyo weerar laygu soo qaado waa waxaan u soo bareeray oo marna baqdin iguma beereyso.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON