Monday, July 14, 2025

Xildhibaan Dalxa: ‘Hambalyo Ninka Kursiga loo xiray iyo kan u xiray, Xalaal Caleyk..”

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka hadlay doorashada kursigii uu ku fadhiyey oo uu sheegay in Musharax iyo malxiis loo xiray, meeshana laga saaray nabaddoonkii, odayaashii iyo ergadii Beesha.

“Shantii inay soo xulaan ergada ahayd, wax ka duwan ayaan ku aragnay, Suldaankii iyo Nabaddoonkii wixii ay gudbiyeen dad ka duwan ayaa lagu soo saaray, taasaa calaamad u ahayd in kursiga la doonayo in si magacaabis ah qof lagu keeno, waxaan leenahay hambalyo, xalaal caleyk Ninkii loo xiray iyo mas’ulkii ku kacay..” ayuu yiri Prof. Dalxa oo 20 sano ku fadhiyey kursiga HOP080.

Wuxuu sheegay inuusan ka xumeyn in qofkii awoodda lahaa uu qof la jeclaado kursiga, laakiin Baarlamaanka soo socda uu la imaan doono sha’nigiisa, sida uu yiri.

Ex. Xildhibaan Dalxa ayaa isku samir siiyey inuu doonayo niyadsami iyo in dowladnimada lasii wado oo dalka hore u socdo.

SourceDalsan TV

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON