Monday, July 14, 2025

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo xasaanadii looga qaaday mooshin uu qoray [Akhriso]

Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa xasaanadii ka qaaday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaankaasi oo lagu eedeeyay inuu diyaariyay mooshin ka dhan ah xukuumadda Axmed Madoobe.

Gudoomiyaha maamulka Jubbaland ayaa qoraal ku soo saaray inuu aqbalay Xasaanad kala noqoshada uu Guddiga Anshaxa Baarlamaan Goboleedka ku sameeyay Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan ku eedeysay inuu mooshin qoray, kuna been abuurtay xildhibaanno sida lagu soo eedeeyay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON