Wednesday, June 25, 2025

Xildhibaanada lagu doortay Hirshabeelle oo laga dalbaday inay codkooda siiyaan Musharax caan ah [Dhageyso]

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu doortay magaalada Jowhar aya laga dalbaday inay codkooda siiyaan musharax madaxweyne oo gaar ah.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Bare Maxamed ayaa u sheegay xildhibaanadaasi inay doortaan Madaxweynaha dhamaaday ee u taagan xilka Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu ku dooday in waxqabad laga arkay Xasan Sheekh, sidaas darteedna ay Hirshabeelle ku talineyso soona jeedineyso inay doortaan Xasan Sheekh. Wuxuu hadalkan ka jeediyay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay xildhibaanada lagu doortay Jowhar oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO GUDDOOMIYAHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON