Monday, July 14, 2025

Xildhibaanadii keenay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo oo War Cusub soo saaraya [Sawirro]

Xildhibaannada keenay Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya  ayaa hadda kulan uga socdaa magaalada Muqdisho, iyadoo la filayo inay war cusub kasoo saaraan Mooshinkaasi oo la sheegay in laga tanaasuley.

Xildhibaannada ayaa shirkoodu ka socda  Hotel Pan Afric ee agagaarka KM 4, waxayna wararku sheegayan inay  fasiraad ka bixiyaan sababta ay uga laabteen Mooshinkii xil ka qaadista Madaxweynaha iyo qodobo shuruud ah oo ay u jeediyeen Madaxweyne Farmaajo.

Qoraal dhowaan kasoo baxay xildhibaannadan ayaa madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu raaligelin ka bixiyo dhiibistii sarkaalkii ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Itoobiya C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax).

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON