Monday, June 30, 2025

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Garowe [Sawirro]

Waxaa maanta Magaalada Garoowe lagu soo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda deegaanada Puntland.

Laba xildhibaan oo kala ah: Cumar Ismaaciil Waaberi iyo Cali Yuusuf  Cali Xoosh ayaa si weyn halkaasi loogu soo dhaweeyay garoonka magaalada Garowe, iyagoo goobjoog ka noqon doona doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo 8-da bishan Janaayo ka dhici doonta magaalada Garowe.

Maamulka Puntland ayaa degaanadiisa ka mamnuucay shaqaalaha dowladda Somaaaliya, wasiirada iyo mas’uuliyiintaka howlgala xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya oo ay ku eedeeyeen inay faragelin ku heyso doorashada.

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON