Xildhibaanno Mooshin Degdeg ah u gudbiyey guddoonka Barlamanka.. [Akhriso magacyada]

Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Golaha Shacabka u gudbuyey Mooshin degdeg ah oo ku saabsan xaaladda Amniga Dalka.

17 xildhibaan ayaa saxixay mooshinka iyagoo sheegay in ajendaha maanta lagu daro dooda ku saabsan xaaladda amni darro ee kusoo korortay magaalada Muqdisho, waxayna xukuumadda ku eedeeyeen inay dayacday amniga.

Kulankii maanta ee mooshinka lagu soo bandhigi lahaa ayaa u baaqday kooram la’aan waxaan la filayaa in kulamada soo socda la hor geeyo mooshinkan oo ay wadaan xildhibaanadda ku kacsan xukuumadda.

Ad

HOOS KA AKHRISO MOOSHINKA IYO LIISKA XILDHIBAANNADA SAXIIXAY

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

127,908FansLike
1,135FollowersFollow
3,317FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!