Sunday, July 13, 2025

Xildhibaano ka tirsan Guddiga Maaliyadda oo waxba kama jiraan ka dhigay Warbixintii Maaliyadda [Akhriso Qoraalka]

10 xildhibaan oo ka tiran Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta Baaralmaanka ayaa ka soo hor yimid Warbixintii Guddigaasi faafiyay, iyadoo ku tilmaamay sharci darro qaabka loo maray.

Qoraal ay k usaxiixan yihiin 10 ka mida 18-ka xubnood ee Guddiga oo loo diray Guddoonka Golaha Shacabka ayaa lagu caddeeyay inay cabasho ka qabaan Warbixin maaliyadeedka meel marinta qoondada miisaaniyadda 2018, iyagoo ku dooday in hab raaca loo maray meel marinta warbixinga guddiga ay aheyd mid baal marsan hab raaca xeer hoosaadka Golaha shacabka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON