Sunday, July 13, 2025

Xilliga la dooranayo Madaxweynaha & Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la shaaciyey. [Akhriso Jadwalka]

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo maanta doortay Guddoonkooda ayaa goor dhoweyd soo saaray jadwalka doorashada iyo xiliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug.

Guddiga ayaa u qorsheeyay 30-ka Janaayo 2020 inay dhacdo Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, iyadoo araaji qabashada musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ay bilaaban doonto isla Berri ayna socon doonto 21-23-ja Janaayo 2020-ka

HOOS KA AKHRISO JADWALKA DOORASHADA GALMUDUG

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON