Sunday, July 13, 2025

Xilliga uu furmayo Shirka Arrimaha Doorashada oo la shaaciyey & Qado Sharaf ka dhacday Villa Somalia (Sawirro)

Kulankii ugu horeeyay ee aan rasmi ahayn balse ahaa qado sharaf ayaa dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si wada jir ah uga qeyb gali doona Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.

Kulankan qado sharafeedka ah waxaa ka qeyb galay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Jubbaland Mudane Axmed Islaan Maxamed, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani, Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa hordhac u ah Shirka dhammeystirka qodobbadii ka soo baxay Samareeb-3.

Madaxtooyada ayaa mar kale shaacisay in shirka Dhammeystirka Heshiiskii Dhuusamareeb III uu Muqdisho ka furmi doona 12-ka bishan Septembar oo ku beegan Sabtida soo socota.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON