Xiriirka kubada Cagta Jubbland ayaa dacwad ku soo oogay xulka Gobolka Banaadir oo ay ku eedeeyeen inu jebiyay xeerkii ciyaaraha Gobollada, isla markaana ay safeen ciyaaryaha ajnabi ah.
Ciyaartii shalay ayaa waxaa la hadal hayaa in ciyaaryahan ka mid ahaa xulka G/Banaadir uu ahaa Kenyaan, iyadoo dad badan ay arrintan ku hadal hayeen baraha bulshada, laakiin waxaa muuqata in xulka Jubbaland uu arrintaasi u bedelay dacwad.
AKHRISO QORAALKA