Monday, July 14, 2025

Xisbiga Nabad & Nolol oo dhowaan lagu dhawaaqayo iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka oo ka hadlay

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaliya Mahdi Maxamed Guleed Qadar ayaa maanta booqday xarunta Guddiga madax banan ee Doorashooyinka Qaranka.

Wuxuu sheegay inuu halkaasui u tegay inuu kasoo qaato xeerka axsaabta iyo sharuudaha Diiwaangelinta xisbiyada Siyaasada Dalka, si ay u  waafajiyaan Dastuurka iyo sharciga Xisbiga cusub ee madaxda Dowladu ku dhawaaqi doonaan.

Xisbiga  Nabad iyo Nolol ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inay ku jiraan inta badan Golaha xukuumadda iyo xildhibaano badan, waxaana la filayaa in dhowaan lagu dhawaaqo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON