Thursday, June 26, 2025

Xisbiga Sheekh Shariif oo Cududdiisa ku soo bandhigay Hotel ku dhow Madaxtooyada Somaliya [Sawiro]

Shirweynihii xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shirweynihiisii ugu horeeyay ka furtay magaalada Muqdisho.

Shirweynaha xisbiga Himilo ayaa ka furmay Hotelka SYL ee ku dhow Madaxtooyada Qaranka, iyado xisbiyada qaarkood ay hay’adaha amniga u diideen inay ku shiraan magaalada Muqdisho, waxaana ka dhex muuqday xildhibaano fara badan iyo siyaasiyiin caan ah.

Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu si rasmi ah maanta Muqdisho uga daah furay shirweynaha xisbiga Himilo Qaran, kasoo lagu ansixin doono Dastuurka, iyo qaab dhismeedka guud ee maamulka xsibigaasi, wuxuuna intaasi ku daray inay qeyb ka tahay qorshaha guud ee xisbiga uu ka leeyahay horumarka dalka iyo u gogol xaarka nidaam dowladeed oo ku yimaada qaab xisbi, iyada oo ujeedkuna yahay in dalka ay ka dhacdo doorasho xor ah oo xalaal ah.

SAWIRRADA

No photo description available.
Image may contain: one or more people and people standing
Image may contain: 2 people, people sitting, shoes, table and indoor
Image may contain: 3 people, people standing
Image may contain: 9 people, including Ilyas Ali Hassan, people smiling, people sitting
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 5 people, people dancing, people standing, wedding and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON