Thursday, June 26, 2025

Xisbiga Sheekh Shariif oo War-Saxaafadeed Baaq & Digniin ah u diray Madaxda Dowladda Somalia [Akhriso]

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa war kasoo saaray is hortaag uu sheegay in si ula kac ah loogu sameeyay hoggaamiyahooda is-hortaag xilli uu ku sii jeeday magaalada Kismaayo isaga iyo wafdi uu hoggaaminayey.

Qoraal kasoo baxay xisbiga ayaa lagu sheegay kadib kulan degdeg oo ay isugu yimaadeen xubnaha sare ee Xisbiga ay ku cambaareeyeen is-hortaagga sharci darrada ah ee lagula kacay wafdigii Sheekh Shariif ee ku sii jeeday magaalada Kismaayo, wuxuuna ugu baaqay madaxda fulinta xukuumada inay ka waantoobaan jebinta Dastuurka.

Xisbiga wuxuu uga digay dowladda Federaalka inay joojiso falalka gurracan ee ay ku heyso dowlad Goboleedyada ayna joojiso ku takri falka awoodeed.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON