Monday, July 7, 2025

Xisbiga Wadajir ee C/raxman C/shakur: Waa sharci darro xil ka qaadista xukuumadda”

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si xooggan u diiday xil ka qaadista sharci darrada ah ee lagu sameeyay xukuumadda Xasan Cali Kheyre.

Qoraal kasoo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in sababta xilka ka qaadista Ra’iisal wasaaraha ay tahay carqaladeynta ka mira-dhalinta shirka Dhuusamareeb, iyadoo ujeedka madaxweynaha uu yahay muddo kordhin sharci darro ah.

“Madaxweyne Farmaajo marna diyaar uma aha inuu ilaaliyo Dasturka, heshiisyada siyaasadeed, wadajirka iyo xasiloonida dalka, wuxuuna wax kasta ugu kacayaa kordhinta muddo xileedkiisa..” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka Xisbiga Wadajir.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON