Sunday, June 22, 2025

XOG CULUS: Maxay ku heshiiyeen Musharixiinta Sheekh Shariif iyo C/raxmaan Faroole…?

Kulamo xiriir ah oo magaalada Kambala ay ku yeesheen labada musharax ee Shariif Sheekh Axmed iyo C/raxmaan Faroole ayay ku gaareen heshiis qarsoodi ah.

Xogta ay heshay Goobjooge.com ayaa sheegeysa in C/raxmaan Faroole oo markii horeba raadinayay heshiis iyo awood qeybsi ah uu ka baxay wadahadal iyo is afgaraduu la gelay musharaxa Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo u wareegay dhinaca musharaxa Shariif Sheekh Axmed.

Ad

Heshiiska qarsoodiga ah ee dhex maray C/raxmaan Faroole salka ku haya in Faroole codkiisa iyo xildhibaanada uu heysto ku taageero musharaxa Shariif Axmed, kaasoo haddii uu ku guuleysto xilka wasiir u magacaabi doona wiilka uu dhalay Faroole ee Maxamed C/raxmaan, isla markaana jago safirnimo ah la siin doono.

Image result for maxamed c/raxmaan faroole

Faroole ayaa isaga haraya tartanka musharaxnimada madaxweynaha Soomaaliya, waxayna qeyb ka tahay isbaheysiyada loogu jiro in lagu hanto jagada madaxweynaha Soomaaliya.

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON