Monday, June 23, 2025

XOG: Kheyre iyo xubnaha taageera oo Shir xasaasi ah u socdo iyo Go’aan lama filaan ah oo…

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta guddoonka Golaha Shacabka uu ku dhawaaqay in kalsoonidii lagala noqday xukuumadiisa ayaa galabta maqribtii dib ugu soo laabtay Magaaada Muqdisho, isagoo safar degdeg ah uga soo duulay magaalada Dhuusamareeb.

Xogta aanu helnay ayaa sheegeysa in kulan xasaasi ah u socdo Xasan Cali Kheyre iyo xubnha labada Gole ee taageera oo ay u jiraan wasiiro, xildhibaanno, senatooro iyo la-taliyeyaal, iyadoo laga doodayo go’aanka uu qaadanayo Ra’iisal wasaaraha ee ku aadan ridista xukuumaddiisa.

Kulanka aya si qoto dheer looga doodayaa cawaaqibta ka dhalan karta go’aan kasta oo la qaato, waxaana la filayaa inuu saacado qaato, iyadoo lagu wado inuu go’aan lama filaan ah qaato Ra’iisal wasaaraha, kaasoo u dhow inuu tanaasulo.

Ad

Madaxweyne Farmaajo iyo guddoonka Golaha Shacabka ayaa iska kaashaday inay meesha ka saaraan Xukuumadda Kheyre oo qaar kam ida wasiiradeeda ay ka hor jeesteen, waxaana la tuhunsan yahay in arrintan ay daaran tahay kororsiimo uu ku dhawaaqayo Baarlamaanka dhowaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON