Thursday, June 26, 2025

XOG: Wafdi Qarsoodi ah oo sababay in la xiro Wadooyinka Muqdisho [Dalkee ayey ka socdaan..?]

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wadooyinka magaalada Muqdisho ugu muhiimsan maanta loo xiray wafdi ka socda dalalka Sudan iyo Qatar oo si weyn ammaankooda loo sugayo.

Wafdigan oo ka duwan martida caadiga ah ayaa xogta la helayo waxay sheegeysaa inay ka socdaan Sirdoonka dalka Suudaan oo qandaraas ka heysa Sirdoonka dalka Qatar, waxaana hoggaaminaya madaxa Sirdoonka dalka Suudaan Salah Abdallah Mohamed Saleh iyo Mukhaabaraadka dalalka Sudan iyo Qatar oo Muqdisho u imaanaya inay kulamo gaara la yeeshaan madaxda NISA iyo dowladda Soomaaliya.

Wafdigan ayaa imaanaya kadib markii xilka guddoomiye ku xigeenka NISA loo dhiibay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo gacansaar dhow la leh dalka Qatar, waxaana xogta ay sheegeysaa in sirdoonka Suudaan oo qandaraas ay siisay Qatar ay  dib u dhis iyo qalab balaaran ku sameynayaanhay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON