Monday, July 14, 2025

XOG: Wasiirada Arrimaha Dibadda Somalia, Itoobiya & Eritrea oo Shir Xasaasi ah ku yeelanaya Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir saddex geesood ah uga furmayaa wasiirada arrimaha dibadda dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.

Shirkan oo ay Soomaaliya martigelineyso ayaa la sheegay inuu yahay shir xasaasi ah oo looga hadlayo isbaheysi saddexda dal ku wajahayaan arrimaah horyaallada sida: Iskaashiga  dhinacyada Dhaqalaaha, Amniga iyo siyaasadda. Wasiirada arrimaha dibadda dalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa maanta ka degaya garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Saddexda dal oo hore hoggamiyeyashooda ugu shireen magaalada Asmara ee dalka Ertiria ayaa shirkooda Muqdisho lagu wadaa inay ku gaaraan heshiisyo iskaashi ah iyagoo soo saari doona war-saxafadeed.

Arrimaha dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya iska kaashaan doonaan ayaa waxa ka mida la-dagaalanka argagixisada iyo oo la dardargelin doono iyo iskaashi dhaqaale oo isku xira saddexda dal.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON