Wednesday, June 25, 2025

Xubno ka tirsan Xukuumadda iyo labada Gole oo Dhuusamareeb u tegay soo dhoweynta Famaajo [Sawirro]

Xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka oo kasoo jeeda Galmudug ayaa maanta goor dhoweyd gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Wafdigan oo ka baxay Muqdisho ayaa isugu jira xubno ka tirsan xukuumadda iyo goleyaasha Baarlamaanka, waxaana ka mida Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdullaahi Wehliye iyo xildhibaannada kala ah Jawaahir Axmed, Ahmed Macalin Fiqi, C/ixakiin Macalin iyo xubno kale.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku jirta diyaargarowgii ugu weynaa ee lagu soo dhoweynayo madaxweynaha, waxaana magaalada buux dhaafiyay siyaasiyiin, madax kala duwan iyo maamulkii Ahlu suna ee la midoobay Galmudug.

Image may contain: 6 people, people standing

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON