Thursday, June 26, 2025

Xukuumadda Somalia oo ka hor timid Liiska Odayaasha ee Guddiga Doorashada Jubaland [War-saxafadeed]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hor timid Liiska Odayaasha Jubbaland ee Guddiga Doorashada maamulkaasi uu soo saaray, iyadoo ka digtay in la guda galo xulitaanka Baarlamaanka cusub ee Jubbaland, iyadoo aan la sixin liiskaasi,

Qoraal goor dhoweyd kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Liiska Odayaasha Dhaqanka Beelaha ee soo xulaya Xildhibaanada Jubbaland ee ay shaaciyeen Guddiga Doorashada aanu waafaqsaneyn diiwaanka Wasaaradda ee Odayaasha Dhaqanka rasmig ee Beelaha Jubbaland.

Waxaa kaloo qoraalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya lagu sheegay inaysan ansixi karin diiwaan gelinta musharixiinta iyadoo aan la soo xulin Baarlamaanka, sidaana loo kala hor mariyo howsha, iyadoo fartay Guddiga Doorashada inuu ku shaqeeyo qaabka doorashada, ayna diyaar u tahay inay kala shaqeyso liiska saxda ah ee Odayaasha Dhaqanka beelaha Jubbaland.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADDA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON