Sunday, July 13, 2025

Xukuumadda Somaliya oo la wareegtay Doorashada Xidhibaannada Banaadiriga (Akhriso Magacyada Guddiga)

Guddiga Maamulaya Doorashada xildhibaannada Banaadiriga ayaa lagu magacaabay wareegro uu soo saaray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaallka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Guddigan oo ka kooban 11-xubnood ayey dhammaantood soo magacawday Xukuumadda Soomaaliya, isagoo aan ka mid ahayn guddiyadii heshiiska Doorashada ee Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Xildhibaannada Beelaha Banaadir ayaa lagu doortaa magaalada Muqdisho, waxayna muuqdaan inay arrintooda la wareegtay dowladda Federaalka Soomaaliya oo madaxweynaha u tartamayo in dib loo doorto.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON