Sunday, July 13, 2025

Xukuumadda Somaliya oo laba Shardi ku xirtay Bannaanbaxyada Musharixiinta Mucaaradka

Xukuumada xilgaarsiinta ee dowladda Federaalka ayaa xala soo saartay amarro ku saabsan ka hortagga faafista cudurka Covid-19 oo si weyn uga laba kacleeyay Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho.

Iyadoo xukuumadda iyo Midowga Musharixiinta ay heshiis uga gaareen qabashada bannaanbaxa ayey xukuumaddu amarrada ay soo saartay laba shardi oo gaara ku xirtay bannaabaxyada la ogolaaday, kuwaasoo kala ah:

1- Inay kala fogaadaan bannaanbaxayaasha laba mitir

2- Iyo inay soo xirtaan af-saabka ama (fasemask)

“Dibadbaxa lasoo codsaday oo ah kii laga heshiiyay…labo shurudood oo kaliya ah ayaa ku xiran oo qabanqaabiyeyaashii dibadbaxu ay horey u sheegeen labadaas qodob inay diyaar u yihiin waa marka koowaad ee in dadka dibadbaxa imaanaya ay kala fogaadaan iyo inay soo qaataan afsaar labadaa shurudood ayaa muhiim ah, labadaa shurudood marka la fuliya dibadbaxa Sabtida waa la ogolaaday” ayuu lagu yiri warka kasoo baxay xukuumadda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON