Xukuumadda Xilgaarsiinta oo jebisay Go’aankii Farmaajo ku dhiibay Qalbi Dhagax iyo ururka ONLF oo..

Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa qaaday tallaabo lau saxayo khalad ay hore u galeen Madaxweyne Farmaajo iyo xukuumadii hore.

Golaha Wasiirrada oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha Xukuumadda Sanadkii 2017, kaas oo ururka ONLF u aqoonsaday urur agagixiso, ka dib dhiibistii Cabdikariin Muuse Qalbi dhagax oo loo gacan geliyay Ethiopia, tallaabadaas oo goluhu isku u codeeyay in ay ahayd khalad.

Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa inta badan u codeeyay Go’aankan, waxaana wasiirka kaliya ee ka hor yimid uu noqday Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle, waxaana ka aamusay wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xamse Maxamed Xamse.

Arrintan ayaa ka mida khaladaadkii waaweynaa ee taariikhda u galay Maxamed C/llaahi Farmaajo intuu hayey xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

May be an image of 1 person
May be an image of 1 person, sitting and suit
May be an image of 6 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 2 people, people sitting, people standing and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON