Wednesday, June 25, 2025

Yaa dilay, sideese loo dilay Marxuum C/llaahi Faarax Xiirey..? [Daawo muuqaal ay soo duubeen Ehelladiisa oo kashifay…]

Eheledda Marxuum C/llaahi Faarax Maxamed (Xiirey) ayaa ka hadlay sida loo dilay iyo ciddii ka dambeysay dilka wiilkooda oo ka mid ahaa dhalinyarrada firfircoon ee magaalada, kaasoo 23-ka Disembar lagu toogtay xaafadda Albaraka ee magaalada Muqdisho.

Muuqaal ay soo duubeen eheladda Marxuumka ayey ku sheegeen inuu dilkiisa ka dambeeyay Taliyaha Guutada koowaad ee 12-ka April ee Ciidamada Ciidamada Milateriga Soomaaliya Jen. Xasan Jaamici oo muran kala dhaxeeyay, iyadoo la xiray sarkaal kale oo darajadiisu tahay kabtan, kaasoo fuliyey dilka, waxayna caddeyeen inaan la aasi doonin inta uu cadaalad ka helayo marxuumka.

Goobjooge.net ma xaqiijin sheegashada ehalka, iyadoo hay’adaha amniga dowladda aysan wax war ah kasoo saarin arrintan,

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON