Monday, June 23, 2025

Yaa isku heysta Kursiga Beesha Saleebaan H/Gidir ee Aqalka Sare? [Musharixiin caana oo ku cusub Xildhibaannimada]

Mid kamida kuraasta Aqalka sare  ee Baarlamaanka oo Galmudug ay u soo sharaxday saddex musharax  ayaa noqday kursiga ugu yaabka badan oo musharixiin cusub ay ku loolami doonaan.

Kursiga ayaa la dhaxeeya musharixiinta kala ah:

kamaal-bukhariMilkiilaha Warbaahinta Goobjoog & Gool FM – Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari)

Ad

Agaasimihii hore ee Madaxtooyada, xisbiga Daljir- Kamaal Daahir Xasan (Guutaale)

iyo Musharax kale oo lagu magacaabo  Axmed Cabdi Kaahiye

kursiga-saleebaan

- Advertisement -

Saddexdan musharax ayaa isku dhegan, iyadoo beesha ay ka soo jeedana ee Saleebaan aanay wax haween ah kursigan u soo sharxin, waxayna dhammaan saddexda musharax yihiin kuwo ku cusub xilka xildhibaannimada.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON