Thursday, June 26, 2025

Yaa isu soo sharxay Gudoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka..? [Akhriso Magacyada & Beelaha]

Musharixiin gaaraya 16 ayaa isu soo taagay xilka Guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in dhowaan la doorto.

Magacyada musharaxiinta iyo jagooyinka ay u tartamaya waxaa loo kala qeybsaday laba musharax oo beesha Isaaq ka soo jeeda oo guddoomiyaha u loolamaya, 14 musharax kale oo kasoo jeeda Beelaha Hawiye iyo Daarood oo labada jago ee ku xigeenada isku heysta:

XILKA GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE WAXAA U TAAGAN:

1= Cabdi Xaashi Cabdullaahi

2= Mustaf Maxamuud Qodax

GUDDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD WAXAA U TARTAMAYA”

1= Xasan Faarax Xujaale

2= Axmed Xaashi Maxamuud

3= C/waaxid Cilmi Cumar

4=Abshir Maxamd Axmed

5=Cabdi Axmed Dhuxulow

6= Maxamuud Axmed Mashruuc

7=C/risaaq Cusmaan Xasan

GUDDOOMIYE KU XIGEENKA LABAAD WAXAA KU TARTAMAYA:

KA AKHRISO QORAALKA HOOSE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON