Saturday, June 28, 2025

Yaa ku tartamaya Xildhibaanada Aqalka Sare ee Maamulka K/Galbeed..? [Akhriso musharixiinta]

Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee maamulka Koonfur Galbeed  ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo magaalada Baydhaba.

Musharixiinta Aqalka Sare ee dowladda Soomaaliya ayaa shalay khudbadahooda ka hor jeediyay Baarlamaanka Koonfur Galbeed, iyadoo Baarlamaanka maamulkaasi uu kala dooranayo liiska ugu yar musharixiinta maamulada oo ka kooban .

Xubnaha Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa waxaa u tartamaya ku dhawaad 16 musharax, waxaana looga baahan yahay oo keliya 8 xubnood oo laba ka mida ay haween yihiin.

Xubnaha ku tartamaya Aqalka sare waxay kala yihiin:

liiska-kg liiska-kg1

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON