Monday, June 23, 2025

Yuusuf Dabageed: “Oday Koofi leh maamul kama dhisi karo Gobolka Hiiraan” [DHAGEYSO]

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si kulul uga hadlay war ay faafiyeen

odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood oo sheegay inay maamul gaar u dhisayaan Gobolkaasi, wuxuuna caddeeyay inaysan jirin cid maamul ka dhisi karta Gobolka Hiiraan.

“Nin Wadaada oo koofi gashan oo dhahaaya maamul ayaa dhisaneynaa dowladda ka madax bannaan, waxaasi waxa u dambeynaaya waa ogtihiin, danna kuma jirto, wadaadkaas waan aqaanaa degaankiisa, dalkaan maamul dowladda ka madax bannaan waxaan Shabaab ahayn oo ka dhisi kara ma jiraan…” ayuu yiri Yuusuf Dabageed oo si kaftan leh u weeraray Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan Cali Ugaas Muxumed Ugaas Shafeec.

Akhriso: Odayaasha Hiiraan oo ku dhawaaqay Maamul Goboleed ay dhisanayaan & Digniin ay jeediyeen

DHAGEYSO YUUSUF DABAGEED

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON