Sunday, July 13, 2025

Yuusuf Garaad: “Saameynta ay yeelan doonto ‘ceyrintii Nicholas Haysom’ waa in loo diyaar garoobaa”

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somalia Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in xoghayaha guud ee Q/Midoobay uu qaatay dalabkii Soomaliya, isagoo u yeelay dowladda Somalia in laga bedelo wakiilkii Q/Midoobay Nicholas Haysom.

“Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay, António Guterres, go’aanka uu ka qaatay dalabkii Soomaaliya waa mid la dhihi karo wuxuu Dowladda Soomaaliya u yeelay sida ay dalbatay oo ah in laga beddelo Ergeygiisa Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM, inkasta oo aan la cayimin goorta. Ma ahan Dowladdu in ay is mahadiso..” ayuu yiri Yuusuf Garaad oo u digay dowladda Federaalka iyo taageerayaasheeda jidbeysan ee u arka inay guul gaareen.

Yuusuf Garaad ayaa dowladda Somalia u sheegay inay u diyaar garowdo Saameynta uu arrinkani yeelan karo, wuxuuna yiri: “Waxaan filayana in aanay soo daahi doonin, una baahan in loo diyaar garoobo lana maareeyo…”

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON