Friday, July 11, 2025

DAAWO SAWIRRO: Kulamadii maanta ka dhacay Gaalkacyo ee Guuleed iyo Gaas

Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka socday kulamo xiriir ah oo ay leeyihiin madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug oo ay wehliyaan Ra’iisal wasaaraha iyo wafdiga xukuumadda Soomaaliya, iyadoo looga hadlayay sidii loo guda geli lahaa fulinta heshiiskii lagu saxiixay Gaalkacyo.

Shirka waxaa loogu yeeray taliyeyaasha ciidamada labada maamul oo la faray inay ciidamada ka raraan jiida dagaalka, iyadoo inta ciidamada la daadgureynayo ay kormeeri doonaan madaxda dowladda Federaalka.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA SHIRARKII MAANTA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON