Sunday, June 22, 2025

Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda oo lagu dhex dilay Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay maanta suuqa Bakaaraha toogasho ku dishay ciidamo ka tirsan kuwa Amniga, gaar ahaan Nabadsugidda.

Dadka Goobjooga ahaa ku warramay in labada askari ee katirsan ciidamada Nabadsugidda weerarray Qeybta Cabdalla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, halkaasina lagu dilay, waxayna ahayeen askar lebsan, iyadoo ay goobta ka baxsadeen saddex dabley ah oo falkaasi fuliyey.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda falkaasi lagu dilay labada askari, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay Hay’adaha Amniga ee dowladda Soomaaliya.

Ad

Dhowaan ayey ahayd markii Alshabaab ay suuqa bakaaraha ku khaarijiyeen sarkaal la sheegay inuu Canshuur ka ururin jiray Suuqa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON