Tuesday, July 1, 2025

Maamulka G/Banaadir oo burburiyey Xarumo Ganacsi oo ku yaalla Degmada Waaberi [Sawirro]

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay inay burburiyeen dhismayeyaal ay sheegeen inay sharci darro ah oo ku yaalla degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Dhismayaasha ayaa la sheegay in laga dhistay Dhul Dan guud ah oo loogu tala galay in loogu adeego bulshadda Soomaaliyeed, waxaan halkaasi lagu burburiyey dhismooyin isugu jira dhagax iyo jiingado saaran laamiga, waxaan goobta burburinta ka socotay goobjoog ka ahaa madaxda maamulka G/Banaadir.

Goobaha la burburiyey ayaa ka tirsan Waaxda Oktoober ee Degmada Waaberi, waxaan dadka dhistay ay ku doodayeen muddod heer inay iyagu leeyihiin, iyagoo u sameystay Dokumenti.

Image may contain: sky

Image may contain: outdoor

Image may contain: sky and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON