Friday, April 19, 2024

Afhayeen Macalimuu oo weli u taagan Kursi Xildhibaan iyo RW Rooble oo rajo geliyay

Afhayeenka Xukuukadda Xilgaarsiinta Maxamed Ibraahin Macallimuu ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii dalka Turkiga looga soo daaweyay dhaawacyo ka soo gaaray qaraxii is-miidaaminta ee lala beegsaday.

Macalimuu ahaa sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka Kursiga xildhibaan ee Beeshiisa oo aanu ka tanaasulin, inkastoo ay ka muuqdaan saameynta dhaawacyadii oo socodkiisu gaabis yahay, gacan iyo lug waxyeelo kasoo gaartayna ay ka duuban yihiin weli.

Ad

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Afhayeenkiisa Maxamed Ibraahim Macallimuu, wuxuuna umuujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in uu ka bogsooday dhaawacii soo gaaray, sidoo kale wuxuu u rajeeyay in uu ku guuleysto dadaalladiisa uu ku doonayo in uu dalkiisa ugu adeego.

Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo bahda saxaafadda ayaa ku soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde oo uu maanta kasoo degay.

Image
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON