Tuesday, July 8, 2025

AKHRISO: Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo Qarka u saaran inuu la safto Maamul Goboleedyada

Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qarka u saaran inuu la safto maamul Goboleeedyada xiriirka u jaray dowladda Federaalka, kadib qoraal ay soo saareen maanta Guddiga joogtada ah ee Golahaasi.

Qoraalka Guddiga Aqalka Sare ayaa muddo saddex maalmood ah loogu qabtay madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo oo laga doonayo inuu aqbalo waanwaanta ay wadaan Aqalka Sare, halka Xukuumadda iyana loo qabtay 3 maalmood oo kale inay uga soo jawaabto su’aalaha loo gudbiyey.

Wararka ayaa sheegaya in Guddiga joogtada ah ay ku badan yihiin xubno xiriir la leh madaxda maamul Goboleedyada oo afduubtay Golaha intiisa kale, iyadoo laga cabsi qabo in go’aankani uu kala qeybiyo Golaha.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA JOOGTADA AQALKA SARE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON