Saturday, August 13, 2022

Akhriso: Heshiiska Is-fahamka ah ee ay kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Somaliya iyo Eritrea

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea Xasan Sheekh Maxamuud iyo Isaias Afwerki ayaa saaka heshiis is-faham ah ku kala saxiixday magaalada Asmara ee caasimadda dalkaasi, halkaas oo uu maalintii 4-aad ku sugan yahay Madaxweynaha Soomaaliya.

Heshiiska oo ay shaacisay Warbaahinta dalka Eritrea ayaa ka kooban 7 qodob ayaa ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo bulshada, waxaana saxiixa heshiiska kadib uu wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh ka dhoofay dalka Eritrea, isagoo dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho

Hoos ka akhriso Heshiiska aya kala saxiixdeen madaxweynayaasha labada dal ee Soomaaliya iyo Eritrea

Ad

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON