Tuesday, July 15, 2025

AKHRISO: Liiska Magacyada Musharixiinta Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle

Waxaa goor dhow la soo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle oo ka kooban 21 musharax oo ka kala socda 6 beelood.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku dhawaaqay liiska musharixiinta Aqalka Sare ee maamulkiisa oo lagu wado in Axadda la doorto.

Aqriso Magacyada Musharixiinta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle

Kursiga koowaad

Xasan Axmed Haaruun

iyo Aadan Axmed Xuseen

Kursiga 2-aad

Faadumo Abuukar Mahdi

Drs Naciimo Shiikh Maxamuud

Fartuun C/qaadir Faarax

Sacdiyo Daa’uud Maxamed

iyo Axmed Sayid Axmed

Kursiga 3-aad

Maxamed Cismaan Faarax (Dhagajun)

iyo Cumar Cismaan Cilmi

Kursiga 4-aad

Bashiir Maxamed Aadan iyo

Cabdinuur Ibraahin Farey

Cismaan Mocow

iyo Siraaji Shiikh Isxaq Cabdulle.

Kursiga 5-aad

Maxamed Awow Sheekh Cismaan

iyo Maxamed Xasan Geedi

Kursiga 6-aad

6-Muuse Suudi Xasan Yalaxow

iyo  Xasan Cali Caadle

Kursiga 7-aad

Maxamed Xuseen Raage

iyo Keyse Diiriye Nuur

Kursiga 8-aad

Prof. Cismaan Maxamuud Duflle

iyo Jaamac Xuseen Xaashi

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON