Sunday, June 29, 2025

AKHRISO: Liiska xildhibaanada loo doortay Aqalka sare ee maamulka Koonfur Galbeed

Baarlamaanka koonfur Galbeed ayaa glaabta soo dhameystiray Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare u metelaya Koonfur Galbeed.

Doorasho aan loolan adag ka dhicin ayaa ahayd mid sahlan ayaa lagu doortay 6 rag ah iyo laba dumar ah oo noqday senatoorada Aqalka Sare ee Soomaaliya.

aqalka-sare-kgalbeedLiiska xildhibaanada la doortay ee Koonfur Galbeed uga mid noqonaya Aqalka Sare waxay kala yihiin:

  1. Cabdikaafi Macalin Xasan
  2. Xuseen Cali Xaaji Cabdalla
  3. Cabdulaahi Cabdi Jabriil
  4. Zamzam Ibraahim Cali
  5. Timiro Maxamed Cali
  6. Xuseen Sheekh Maxamuud
  7. Aadan Cabdi Aadan
  8. Ilyaas Cali Xasan

Koofur Galbeed ayaa noqonaya Dowlad Goboleedkii labaad ee si buuxda u soo dhameystira Doorashada xubnaha Aqalka Sare kadib maamulka Galmudug.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON