Friday, July 18, 2025

Akhriso Liiska xildhibaannada ku fadhiya Kuraastii ugu horeysay ee lagu dooranayo Kismaayo

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa soo saaray liiska iyo habraaca lix kursi oo lagu dooranayo magaalada Kismaayo, kana mida Golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad.

Xubnahan oo ah kuwii ugu horeeyay ee laga soo doorto Maamulka Jubbaland ayaa la dooranayaa Talaadadda 28ka Disembar 2021, waxayna tirsigooda kuraasta iyo xildhibaannada ku fadhiyey, waxay kala yihiin:

1- HOP 082 : Afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay Xamza Sheekh  Xuseen Colow

2- HOP 108 : Waxa ku fadhiyo Maxamed Cali Cumar

3- HOP 113 ; Baarlamaankii 10-aad waxaa ku fadhiday Wasiirka Dekadaha & Gaadiidka Badda Maryan Aweys Jaamac

4- HOP 134 : Waxaa ku fadhiday Sahra Jaamac Cali (Qorsheel)

5- HOP 203 : Waxaa hadda ku fadhido Sahra Xaaji Xuseen Cali

6- HOP 217 : Waxaa ku fadhiyey Xasan Cabdi Cismaaciil ( Xasan Yare -Firinbi)

Doorashadan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo lagu wado in magaalada Muqdisho ay kulan ku yeeshaan madaxda Golaha Wadatashiga, kaasoo lagu saxayo cabashada Doorashada laga keenay.

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON