Waxaa maanta magaalloyinka Muqdisho, Baraawe iyo Dhuusamareeb k dhacay Doorashooyin ay kusoo baxeen 16 kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Doorashada oo intooda badna ahayd isu tanaasul ayaan tartan ka dhicin dhammaan kuraasta, waxaana kusoo baxay xubno loo xiray oo hore loo ogaa inay kusoo baxayaan Doorashada codeynta ama gacantaagga ah.
Liiska Magqcyada xildhibaannada cusub ee maanta la doortay waxay kala yihiin:
Mogadishu (Beelaha Somaliland)
1-HOP#264 C/laahi Cabdi Maxamed.
2-HOP#212 Nuuriya Aadan Ciise.
3-HOP#207 Dr. Maxamed Xasan Maxamed.
4-HOP#242 Faadumo Ismaciil Xuseen.
5-HOP#224 Caydaruus Saalax Yuusuf.
6-HOP#258 Sahra Yuusuf Cige.
7-HOP#246 Nuuradiin C/Laahi Colujoog.
Dhuusamareeb ( Galmudug)
8- HOP#147 Mahad Maxamed Salaad.
9- HOP#055 Maxamed Xuseen Abuukar
10-HOP#035 Cumar Cali Cabdi.
Baraawe (K/Galbeed)
11- HOP#062 Aweys Maxamed Cumar
12- HOP#251 Nuuracayn Khaliif Sheekh Abuu
13- HOP#195 Maxamed Xasan Maxamed (Murjaan)
14- Hop-187 Dr Cali Saciid Faqi
15- HOP#057 Muqtaar Axmed Xasan
16- HOP#194 Xamza Saciid Xamza
