Sunday, July 13, 2025

Akhriso: Magacyada iyo Beelaha Xildhibaanada ku fadhiya 21 kursi ee lagu dooranayo Dhuusamareeb

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyey inuu qabananayo Doorashada tiradii ugu badneyd ee Golaha shacabka oo gaareysa 21 kursi.

Kuraastan waxaa ka mida kuwwo tartan culus lagu geli doono, waxaana lagu tijaabinayaa daah furnaanta Guddiga Doorashada iyo madaxda Galmudug oo hore u qabtay doorashooyin aan lagu tartamin oo fadeexad u soo jiiday Hannaanka Doorashada.

Waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynnaa 21-ka Kursi ee Galmudug shaacisay, beelaha iska leh iyo xildhibaanada hore ugu fadhiyay Baarlamaankii 10-aad, iyo weliba intooda rajada ka leh inay soo laabtaan.

Hop053 = Faraax Cabdi Xassan (Bah Ogaden, Mareexaan)

Hop064 = Sahro Omar Maaclin (Abgaal Wacaysle – rajo ayey ka qabtaan in dib loo doorto)

Hop012 = Yuusuf Xayle Jimcaalle (Tumaal – Rajadiisu ma xuma)

Hop049 = Mustaf Shiikh Ali Duhulow (Habar Cayno Murusade -Rajadiisu ma xuma-)

Hop096 = C/casiis Cilmi Cali Aarsade (Duduble -tartan ayuu wajahayaa-)

Hop248 = Mohamed Ahmed Abtidoon (Gabane Saleemaan Habar gidir – rajo ma laha).

Hop81= Maryan Cariif Qassim (Cabdalle Murusade – mar kale ayay sharxa tahay)

Hop#139= Cabdixakiin Macalin Axmed (Cayr H/Gidir – wuxuu aaday Aqalka Sare)

Hop025 = Naciima Maxamed Gacal (Daguuro Murusade – Rajadeedu ma fiicna-)

Hop055 = Zakariye Xasan Sheekh Cali (Fiqi Maxamed Dir – )

Hop147 = Mahad Maxamed Salaad (Cayr Habar Gidir -rajadiisu ma xuma, tartan adag)

Hop007 = Cabdullahi Farah Weheliye (Duduble)

Hop137= Sadiq Abdikraim Haji Ibrahim (Ali Gaaf Abgaal -Tartan ayuu wajahayaa)

Hop138 = Sacid Nuur Qayliye Gariish (Habar Aji Cayr Habar Gidir. -Ma cadda inuu tartamayo)

Hop040 = Nadiifa Farah Jamac (Mariixaan Daarood)

Hop-048 = Cabdullaahi Gaafow Mahamuud (Habar Cayno Murusade)

Hop071= C/sabir Nuur Shuriye Xaysow (Saleebaan Habargidir)

Hop089= Cabdi Shire Jamac (Wagardhac Mariixaan Daarood)

Hop051 = Xasan Moallim Mohamud Sh. Ali- (Abakar, Sabti, Murusade)

Hop035 = Maxamed Cabdulle Farah Geesey- (Awr-wadeen, Duduble)

Hop061= Cabdiwelli Maxamed Qanyare- Foolculus Murusade.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON