Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Magacyada Laba Guddi oo lagu dhisay Shirkii Midowga Musharixiinta iyo RW Rooble

Shirkii labaad ee Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa goor dhoweyd kusoo gabagaboobay Hotelka Decale, waxaana laga soo saaray war-saxaafadeed.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyey dhismaha laba guddi oo midi qaabilsan yahay qabanqaabada iyo ka shaqeynta bannaanbax nabadeed oo Musharixiitna ay dhigayaan iyo Guddi kale oo soo baara wixii dhacay 19-kii Febraayo 2021.

GUDDIGA QABANQAABADA BANNAABAX NABADEED

Ad

Ra’iisal wasaaraha ayaa magacaabay Guddi qabanqaabada Bannaabaax Nabadeed, waxayna kala yihiin

1- Xasan Xundubey Jimcaale

2- Cumar Maxamuud Filsh

- Advertisement -

3- C/raxmaan C/shakuur Warsame

4- Daahir Maxamuud Geelle

5 Mustaf Sh. Cali Sheekh Dhuxulow

6- C/raxmaan Yuusuf Al-cadaalla

- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha ayaa sidoo kale magacaabay Guddi Madax bannaan oo soo baara dhacdooyinkii 19-ka Febreayo 2021.

Guddiga waxay kala yihiin:

1- Jen. Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe)

2- Col. Maxamed C/qaadir Xaaji

3-Jen. C/raxmaan Maxmed Tuuryare

4. Gen. Maxamed Cali Bariise

5- G/Dhexe Yaasiin C/llaahi Maxamud

6- Xuseen Macalin Maxamud

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON