Tuesday, July 8, 2025

Farmaajo oo ku dhawaaqay inuu marti gelinayo munaasabad lagu dhameystirayo Heshiiskii Doorashada

Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4-ta Maarso 2021 ku dhawaaqay inuu martigelinayo munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka.

Shirkan oo aan la sheegin goobta uu ka dhacayo ayaa u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Kulankan oo hal maalin soconaya wuxuu ku qabsoomayaa magaalada Muqdisho, waxaana looga gol leeyahay in lagu soo gabagabeeyo talooyinkii Guddiga Farsamada Doorashada ee ka soobaxay shirkii Baydhabo 15-16 Febaraayo 2021, kaas oo xal looga gaaray tabashooyinkii ka soo laabtay heshiiskii doorashooyinka ee 17kii Sebteembar 2020.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON