Friday, June 27, 2025

Akhriso: Magacyada Musharixiinta u taagan Guddoonka Aqalka sare ee Khudbooyinka jeedinaya

Gudiga Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa shaaciyay in maanta la dhageysan  doono khudbooyinka musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka.

Waxaa saddex xil ee guddoonka Aqalka sare u sharxan 16 musharax laba ka mida ay u tartamayana xilka guddoomiyaha, halka min 7 musharax ay u taagan yihiin labada xil ee Guddoomiye ku xigeenada.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA MUSAHRIXIINTA

Guddoomiyaha Aqalka sare: waxaa u tartamaya:

 Cabdi Xaashi C/llaahi

iyo Mustafe Maxamed Qodax

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad waxaa u tartamaya

  1. Xasan Faarax Xujaale.
  2. Axmed Xaashi Maxamuud
  3. Cabdiwaaxid Cilmi cumar.
  4. Abshir Maxamed Maxamuud.
  5. Cabdi Axmed Dhuxulow.
  6. Maxamuud Axmed Maxamuud.
  7. Cabdirisaaq Cusmaan Cali.

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad waxaa y taagan:

  1. Hodan Maxamuud Cusmaan.
  2. Osmaan Axmed Maxcow.
  3. Iftiin Xasan Baasto.
  4. Fartuun Cabdulqaadir Faarax.
  5. Sacdiyo Xasan Cusmaan
  6. Mowliid Xuseen Guuleed
  7. Cabdikaafi Macalin Xasan.

Khudbooyinka dhammaan musharixinta ayaa lagu wadaa inay maanta soo dhammaato si maalinta Axadda ay doorashadu u dhacdo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON